Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday ciidamo loo diyaarinayo howl-gallo (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan ku booqday ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo tababarayo ka qayb qaadashada howl gallada argagaxisada dalka looga saarayo. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo u … Continue reading Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday ciidamo loo diyaarinayo howl-gallo (Daawo Sawirada)